Ma Dhabaa in Wasiirka Maaliyada uu Dhaqaalaha Deeqda World Bank uu ku Naaxiyo Somaliland..

Economie Somalia news

Xogo loo qaateen ayaa daaha ka rogaaya in Mashaariicda uu bixiyo World Bank-ga ee uu Wasiirka Maaliyadda saxiixo, waxaa lacagta ugu badan lagu taageeraa Maamulka gooni u goosadka Somalililand, iyadoo ay jiraan mashaariic kale oo lagu naasnuujiyo Maamulkaasi…

Wararka ayaa sheegaya in Mashruuca Korontada Somalia oo World Bank ku maalgelinaayo 150-Millions US$, waxaa mashruucaasi Maamulka Soomaali diidka lagu naasnuujiyay oo Wasiirka Maaliyada u qoondeeyey 50-Millions US$, iyadoo kooxda Gooni goosadka waxaa laga naaxiyaa Mashaariicda World Bank-ga iyo IMF oo deyn ku ah Somalia.

Ku darsoo, Somaliland Development Fund oo si la mid ah lacag loogu shubo waxay wiiqaysaa Midnimada iyo jiritaanka Somalia, SDF waa in la xiraa Lana hoos geeya Maamulka Dowlada Federaalka sida Maamulada kale, iyadoo la xaqiijiyay dhaqaalahaasi loo isticmalo dagaala sokeeye iyo Laalush ahaan loo siiyo Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha aan ka midka aheyn kuwa dhexe.

341070cookie-checkMa Dhabaa in Wasiirka Maaliyada uu Dhaqaalaha Deeqda World Bank uu ku Naaxiyo Somaliland..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *