Agaasimaha NISA Oo Magacaabay Madaxa Nabadsugida Gobolka Benadir

Somalia news

Qoraal uu soo saaray Agaasimaha NISA Gen.Bashiir Maxamed Jaamac ayuu ku magacaabay Taliyaha Nabadsugida Gobolka Benadir G/le Muxyadin Maxamed Jumale (Warbaahinta).

Iyadoo la faray dhamaan Hogaamada NISA iney ka gutaan waajibaadka kaga aadan fududeynta xil gudashada Taliyaha Cusub, inkastoo la sheegay in Taliyihii Hore Ee NISA Gobolka uu Ciidamo gadiid dagaal isku wareejiyay xarunta Gobolka, waxaana si hoose u socda dedaalo lagu xalinaayo xiisada jirta.

140930cookie-checkAgaasimaha NISA Oo Magacaabay Madaxa Nabadsugida Gobolka Benadir