Ansixinta 13-Xubnood Ee Gobolka Benadir Maxey Ku Soo Kordhin kartaa Xiisadaha Doorashada

Somalia news

Kadib markii Uu Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo la kulmay Guuldarooyin Siyaasadeed Ee Xiisadaha Doorashada, ayuu haatan soo saaray Caqabad cusub oo ku soo kordhiyay hannaanka doorashooyinka…

Madaxweyne Farmaajo ayaa saxiixay 13 kursi mataaladda Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir, kaddib markii xalay dabacsanaan laga helay Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo soo magacaabay Guddiyadii laga sugayay.

Tallaabada saxiixa Madaxweynaha ee kuraasta 13-ka kursi ee Gobolka Banaadir ayaa loo arkaa caqabad cusub oo doorashooyinka soo ku soo kordhay, iyadoo horay caqabad ka jirtay qodobada hannaanka doorashada ee la isku mari La’aan.

Maxaa yeelay Talaabadaan Waa sharci darro oo Golaha Senate lama soo marsiin, waana Farsamo lidstaten oo aan taageersan in Geedi socodka Nidaamka Doorashada isla markaasna xaalada Dalka looga sii daraayo, horey ayaa loogu Eedeeyay inuu ku tunto shuruucda iyo Daatuurka Prof.Kabire ayaa ku tilmaamay Sakaraad siyaasadeed oo uu qaaday Mr.Farmaajo ( Trump Somalia).

90360cookie-checkAnsixinta 13-Xubnood Ee Gobolka Benadir Maxey Ku Soo Kordhin kartaa Xiisadaha Doorashada