Banaanbaxyo Ka Bilaawday Mogadishu

Somalia news

Wararka hordhaca ah ayaa Sheegaya Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxman Cabdishakuur ayaa Ka qeyb galayaa Banaanbaxyo balaaran kaasoo ka dhacaaya Magaalada Mogadishu..

Waxaa la sheegay in Maleeshiyaad hubeysan ay xabadda ooda uga qaadeen Dibadbaxayaal iyo hogaamiyayaalka sida nabadda ah u mudaaharaadayey, maleeshiyaadkaa ayaa ka amar qaataan kali taliska xilligiisa dhamaaday ee ina Farmaajo waxay isku sii badinayaan danbiga. Way dhowdahay maalintii marinkooda la marin lahaa. Reer Muqdisho waxaan ugu baaqayaa dhiigya cabkawaad aragteen. Waxaa idiin dhiman in aad iska dhicisaan

https://fb.watch/3L5uOpPYw3/

96030cookie-checkBanaanbaxyo Ka Bilaawday Mogadishu