Dukumo Ku Gudbtay Garoonka Diyaaraha Mogadishu

Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa Howlihii duulimaadka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa la hakiyay, iyadoo madfac uu ku dhacay gudaha garoonka gaar ahaan goob ka mid ah goobaha ganacsiga ee ku yaalla gudaha garoonka, waxaana la arkayay uuro iyo qiic ka baxayay….

Wadada isku xirta Garoonka Diyaaradaha iyo Isgoyska KM4 ayaa ah mid ciidan, iyadoo rasaas laga maqayay, goor sii horeysay waxaa wadadaas oo bannaan socod ah ku marayay lagu rasaaseeyay qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta.

96080cookie-checkDukumo Ku Gudbtay Garoonka Diyaaraha Mogadishu