Qeylo dhaan ayaa ka soo yeereysa Beelaha aad u taageersan Maamulka Fashilmay ee Farmaajo kuwaasoo aad u saluugay Hab-raaca ay ku heshiiyeen Golaha Wadatashiga Qaran, bayaan ay soo saareen Beelaha Harti, Leelkase, Carab-Saalax iyo Awrtable ayaa lagu sheegay iney ka diideen Heshiiska…
Qoraal ay ku soo koobeen 5-qodob ayeey ku sheegeen iney si adag u diideen Heshiiska Doorashada ee lagu heshiiyay, iyagoo ka digay in Hogaanka Maamulka Puntland uu afduubto Doorashada, hoose ka eeg Qoraalka.

1371700cookie-checkBeelaha Farmaajo Oo Cabasho Ka Keenay Hab-raaca Doorashada