Cabsi Laga Muujiyay Doorashada Somaliland

Somalia news

Guddida doorashooyinka Degaanada Somaliland, ayaa soo saaray maalmaha ololaha doorashada isku sidkan ee Baarlamaanka iyo Deeganka ay galayaan saddexda xisbi ee degaanadaasi ka dhisan, kuwaasoo muddo ku siman 6 cisho, oo ka bilaabmaysa 23 May ilaa 28 May ay saddexda xisbi midkiiba laba cisho uu gali doono ololaha doorashada…

Waxaase soo shaac baxaaya welwel laga qabo in Musuqmaasuq iyo ku shubasho ay dhacdo, iyadoo Wararku ay sheegayaan in jiraan kaarar nuqulKooda la badiyay, taasoo u sahleysa in Cod-bixiyaha uu 3-4 jeer codeyn karo, iyadoo Dadka qaarkiis la sheegay in loo Diiday in la diiwaan-geliyo oo la siiyo Cardka Codka.

120610cookie-checkCabsi Laga Muujiyay Doorashada Somaliland