Ciidamada Amaanka Kenya Oo Xabsiga Dhigay Eedeysane

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay ka fuliyeen Ciidamada Amaanka Kenya Magaalada Nairobi, iyagoo xiray Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah Muwaadin Somali-Kenyan ah, waxaana lagu Eedeeyay inuu siyaasadeeyay Kiiska Ikraan Tahliil…

Xogtaan ayaa sheegtay in Ciidamada Amaanka Kenya ay ku eedeeyeen Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad inuu qoraal been abuur ah ku faafiyay Bartiisa Twitters, isagoo sheegay in Sarkaalada Ikraan Tahliil ay basaasad u aheyd Sirdoonada UK & UAE ay habooneyd in la dilo.

140070cookie-checkCiidamada Amaanka Kenya Oo Xabsiga Dhigay Eedeysane