Ciidamo Gadoodsan Oo Isbaarooyin Dhigay Dhuusa mareeb

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa mareeb Ee Xarunta Galguduud ayaa sheegaya in Ciidamado gadoodsan oo kuwa Xoogga dalka ah ayaa isbaaro dhigtay wadada laga galo Madaxtooyada Galmudug horteeda, waxay diidan yihiin in la galo ama laga baxo…..

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya Ciidamadaan gadoodsan ay cabasho ka yihiin Gunooyinkii ayaa la sheegay in la lunsaday, Goobta Ciidanku go’doomiyeen waa madaxtooyada Galmudug waxaana kujira Madaxweynaha Galmudug Axmed QoorQoor.

93180cookie-checkCiidamo Gadoodsan Oo Isbaarooyin Dhigay Dhuusa mareeb