Share the post "Dagaal u Dhaxeeya Maamulka Jubbaland & kuwa Dowlada Federaalka oo ka socda Magaalada Baardheere…"
Warar hordhac ayas laga helayaa degaal khasaare geystay una dhaxeeya Ciidamada Dowkada Federaalka iyo kuwo taageersan Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbland uu ka socdo magaalada Baardherre kaasoo khasaare dhimasho iyo dhaawacba soo kala gaaray dhinacyadaan isku haya gacan ku heynta Magaalada…
Wararka ayaa sheegaya in Dhinacyadaan ay isku adeegsanayaan hubka noocyasiida kala duwan, iyadoo sido kale la sheegay in Madixii Arrimaha Bulshada ee Maamulka Degmada uu dhaawac ka soo gaaray Dirirtaan, dagaalka ayaa ka bilaawday kadib markii la wareeray bar contirol oi baada lagu qaado ayna ky sugnaayeen Maleeshiyaad daacad u Maamulka Jubbaland.
Xiisadaan dagaal ayaa timid kadib Makeeshiyaad Daacad u ah Maamulka Jubbaland ay shalay sheegteen iney qabsadeen xarunta Degmada kana saareen Ciidamada Dowkada Federaalka ee halkaasi ku sugnaa, waxaana la sheegay in Dadka Rayidka ay bilaabeen iney ka qaxaan magaalada.