Share the post "Degdeg:-Diyaarad Xamuul ah oo ku Burburtay Duleedka Magaalada Mogadishu.."
BREAKING: Warar hordhac ah ayaa sheegaya Diyaarad xamuul ah oo ay saarnaayeen 4 shaqaale ah ayaa ku burburtay meel qiyaastii 13 KM dhanka Konfureed kaga beegan magaalada Muqdisho, goor dambe oo Sabti ah…
Diyaaradan ayaa nooceeda lagu sheegay DHC-5, Reg-5Y-APA, taasoo ka soo duushay magaalada Dhoobley, kuna soo jeeday Magaalada Mogadishu, wixii faahfashin Halkaan kala soco
3649500cookie-checkDegdeg:-Diyaarad Xamuul ah oo ku Burburtay Duleedka Magaalada Mogadishu..