Degmooyinka Gobolka Benadir Oo Loo Qeybiyay Talaalka

Somalia news

Qeybta Caafimaadka Ee Maamulka Gobolka Benadir ayaa soo saaray jadwal qeyb talaalka Covid-19 Ee loo qoondeeyay degmooyinka Gobolka, waxaana la sheegay in Qeybaha Bulshada sida Boliiska, Howlwadeenada Caafimaadka, Macallimiinta Dugsiyada iyo Kuwa Qur’aanka lagu bilaabi doono…

Iyadoo Jadwalka Talaalka loo qeybiyay si aan isku dheelitirneyn, waxaad arkeysaa Degmada oo loo sad buursiiyay waxaa loo qondeeyay 18,000 oo goojo Talaal halka degmada Kaaraan la siiyay 9200 oo Goojo, iyadoo degmada ugu yar ay tahay Degmada Shangaani la siiyay 1280-Goojo.

102470cookie-checkDegmooyinka Gobolka Benadir Oo Loo Qeybiyay Talaalka