Golaha Badbaadada Qaran Oo Qoraal Soo Saaray

Somalia news

Kulan ay yeesheen Golaha Badbaadada Qaran oo ay ku bahoobeen Maamulada Gobolada Puntland, Jubbaland, Xildhibaanada Waqooyiga iyo Madaxda Midowga Musharixiinta, ayeey soo saareen Qoraal ay kaga hadlayaan aragtidooda ku aadan Shirkaan lagu qabanaayo Teendhada Afisioni…

Qoraalkaan oo loo kala diray Xoghayayaasha Arrimaha Dibeda Ee USA, UK, Madaxa Xiriirka Dibeda EU-da, Jaamacada Carabta, Ururka Islaamka iyo AU-da, wuxuuna ka kooban yahay 7-qodob, iyadoo lagu Eedeeyay Mr.Farmaajo inuu caqabad ku yahay in Dalka laga qabto Doorasho wada oggol ah.

103360cookie-checkGolaha Badbaadada Qaran Oo Qoraal Soo Saaray