Dhismaha Safaarada Somalia Ee Nairobi & Dalalka Ka Wakiilka Noqon Doona

Somalia news

Xeerka heshiiska diblomaasiyadda Caalamiga ee Viena Convention sanadkii 1961 wuxuu dhigayaa haddii aad xiriir u jartid ama xiriirka uu burburo dal aad Safaarad ku leedahay dhismaha Safaaradda iyo hantida dhex taal waxaa loo wakiishaa dalka siyaasad ahaan aad isugu dhow yihiin.

Somalia dalkee ayay u wakiilaneysa ama amaanadeeda u dhiibaneysa hantida iyo dhismaha Safaaradda Somalia ee Nairobi, marka ay la soo baxdo Diblomaasiyiinteeda todobaadka soo socda.

  • Qatar
  • Ethiopia

Fiiro gaar ah:- Sanadkii 2016 markii dowladda Somalia ay xiriirkii u jartay dalka Iiraan, waxay hantida iyo dhismaha Safaaradda Somalia ee Tehran u wakiilatay dalka Nigeria, hadaba yaa loo Xil saartay Danaha iyo dhismaha Safaarada Somalia Ee Nairobi (Kenya).

79330cookie-checkDhismaha Safaarada Somalia Ee Nairobi & Dalalka Ka Wakiilka Noqon Doona