Farmaajo iyo Kooxdiisa Oo Loo Fidiyay Magangelyo

Somalia news

Waxaa isa soo taraya baaqyada Wakiilada iyo Hogaamiyayaasha Africa Qaarkood kuwaasoo si nabadoonimo ah ugu soo baxay sidii Khilaafka Rooble & Farmaajo xal looga gaari lahaa, waxeyna soo jeediyeen in Farmaajo uu isaga baxo Dalka si Nabad ah…

Ilo Wareedyo ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in Madaxweynayaasha Dalalka Congo (Mr.Felix Tshisekedi) iyo Uganda (Yuweri Musaveni) ayaa khadka talefonka kula xiriiray Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo, Mr.Felix Tshisekedi ayaa ku qanciyay inuu is casilo, Ayaan darro Waa ku gacan seyray Farmaajo.

Wararka ayaa sheegaya in Mr.Musaveni uu Farmaajo culeys ku saaray inuu is casilo, isagoo loo balanqaaday in isaga iyo tiro Taageerayaasha ah Magangeliyo uu siin doono, talaabooyinkaan ayaa soo shaac baxaaya iyadoo Farmaajo uu xiligaan ku jiro rafashadii u dambeysay.

158820cookie-checkFarmaajo iyo Kooxdiisa Oo Loo Fidiyay Magangelyo