Farmaajo Oo Isbaaro u Dhigtay Safarka Rooble Ee Nairobi

Somalia news

Kadib markii dantii laga lahaa laga gaaray oo boob cad ku sameeyay Rooble (Lahelow) ayaa Farmaajo soo saaray Wareegto uu ku joojinaayo dhaamaan in aan Heshiisyo iyo Is-afgarad la la geli karin Dowladdaha xiliga Doorashada…

Wareegtadaan ayaa si toos ah u isbaaro loogu dhigtay Rooble, oo isku diyaarinaayay inuu Berito Qaabilo Wasiirka Arrimaha Dibeda Kenya kadibna Safar Kenya isku diyaarinaayay (Saca Naasa adag iyo Weerta maxaa kulmiyay), wuxuuna Farmaajo difaacay Danaha Ganacsi Ee Walaalkiis (Qaadka Ethiopia).

133560cookie-checkFarmaajo Oo Isbaaro u Dhigtay Safarka Rooble Ee Nairobi