Share the post "Farmaajo Oo Lagu Eedeeyay Inuu Ciidamo U Adeegsaday Barakicinta Shacbiga Afgooye"
Shalay ayeey aheyd Markii uu Mr.Farmaajo amray Xoogaga Amaanka Ee laga diray Magaalada Muqdishu iney qoysas garab-rarato ah loo adeegsaday si looga saaro guryaha ay ku noolayeen laguna wareejiyo Qoyska Kali-taliyihii Siyaad Barre….
Wararka hordhaca ah aya sheegaya in la dhibaateeyay Dadkaasi, kadib markii ay u dacwo tageen Ciidamada Saldhigga Boliiska eeDegmada Afgooye, uu ku wargeliyay Taliyaha Saldhiga Booliska “waan ogahay inla idin dulmiyay oo aad xaq uleedihiin inaad cadaalad heshaan lkn Kiiskiina mahan mid aniga wax ka qaban karo waa mid ka socdo DFS xitaa Maamulka Koonfur Galbeed masoo faro galin karto.
690500cookie-checkFarmaajo Oo Lagu Eedeeyay Inuu Ciidamo U Adeegsaday Barakicinta Shacbiga Afgooye