Gudoomiyihii Gobolka Wajer (Kenya) Oo Xilka Laga Qaaday

Somalia news

Wararka naga soo gaaray Magaalada Gaarisa ee degaanada Is-Maamulka Soomaalida Kenya ( Waqooyi-Bari), ayaa sheegaya in Gudoomiyihii Gobolka Wajer Xil ka qaadis lagu Sameeyay kadib markii labada Aqal ee Is-Maamulkaasi ka kooban yahay u codeeyeen Xil ka qaadis….

Guddoomiyihii gobolka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud ayaa xilka laga qaaday, kaddib markii lagu soo eedeeyay inuu ku xadgudbay dastuurka Kenya, waxaana mooshinka xil ka qaadistiisa u codeeyay 25 xildhibaan oo ka tirsan 47-da mundane ee aqalka sare ee Senate-ka.

119330cookie-checkGudoomiyihii Gobolka Wajer (Kenya) Oo Xilka Laga Qaaday