Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabelle ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta Senatorada ee laga soo doorto Degaanada Maamulkaasi, kuwaasoo lagu wado iney u tartataam 8-kursi ee Aqalka Sare, waana tiradii ugu badneyd oo Musharixiin ah…
Liiskaan ayaa ka duwan kan badan Musharixiinta u taagan Senatornimada, iyadoo 33-Musharax ay isku soo sharaxeen, iyadoo kuraasta qaarkood ay ku qoran yihiin ilaa 5-Musharax, kuwaasoo horey u ahaa Senatoro iyo wajiyo cusub, waxaana la filayaa in si adag loogu tartamo.


1398000cookie-checkGuudlaawe Oo Soo Saaray Liiska Musharixiinta Senatorada