Qeylo dhaan laga soo Saaray Beegsiga Israel ee Isbitaalada, Dugsiyada & Goobaha Cibaadada…

World

Iyadoo ay sii kordhayaan Beegsiga iyo burburinta Ciidamada Israel ee xarumaha Caafimaadka, Dugsiyada Waxbarashada, iyo goobaha Cibaadada, ayaa waxaa soo kordhaayay Baaqyada lagu doonaayo in Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ la horgeeyo Mas’uuluyiinta Dowlada Israel iyo kuwa Ciidamada…

17kii Noofambar 2023, Xafiiska Dacwad oogaha Maxkamadda Caalamiga ah waxa loo gudbiyay qoraal Dacwar ah oo dhan ka ah Dalka iyo Ciidamada Israel, iyagoo lagu eedeeyay xasuuqa ay ka wadaan magaalada Gaza iyo guud ahaan Dalka Falastiin, waxaana si wadjir ah u gudbiyay Wakiilo ka socdq Dalalka South Africa, Bangladesh, Bolivia (Plurinational State of), Comoros, iyo Djibouti.

https://www.icc-cpi.int/news/statement-prosecutor-international-criminal-court-karim-aa-khan-kc-situation-state-palestine

Halka Dowlada Qatar ay ku baaqay Baaritaan Caalami ah oo deg deg ah lagu sameeyo xadgudubyada iyo burburinta Ciidamada Israel ay ku hayaan Goobaha Cibaadada, Dugsiyada Waxbarashada iyo Xarumaha Caafimaadka ee Waqooyiga Marinka Gaza ee Dalka Falastin, iyadoo Shalay la xaqiijiyay in 33-Arday iyo macallimiin lagu dilay Dugsiga Waxbarashada ee Al-Fakhura oo ay maalgeliso Hey’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka iyo Qaxootiga UNRWA.

Qoraalka Wasaarada Arrimaha Dibeda Qatar ayaa lagu xusay:-

288280cookie-checkQeylo dhaan laga soo Saaray Beegsiga Israel ee Isbitaalada, Dugsiyada & Goobaha Cibaadada…
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com