Heshiis Hordhac ah Oo Laga Gaaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga soo sheegayaa in heshiis hordhac ah laga gaaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo socday muddo 5-maalmood, waxaana lagu wadaa in Wadatashiyo ay kala yeelan doonaan Wakiilada Beesha Caalamka, Midowga Musharixiinta iyo B/Rayidka…

Wararka ayaa sheegeya in Doorashada Amnigeeda goobaha loo qorsheeyay in lagu qabto ay la wareegaan Ciidamada iyo Boliiska Amisom.

-In hal degaan Doorasho lagu soo koobo

-In 135-Oday dhaqmeed Ee diiwaan gashan looga dambeeyo Xulista Ergada

-In 40-Maalmood lagu soo gabogabeeyo Doorashada.

-War murtiyeedka ayaa lagu soo saari doonaa Ilaalinta kootada 30% ee haweenka.

160930cookie-checkHeshiis Hordhac ah Oo Laga Gaaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran