Dhaqanka Puntland Oo Go’aamiyey In La Qabto Doorashadii 66-da Xildhibaan..

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in qoraal ay soo saareen Odayaasha Dhaqanka Puntland ee mudadan ku shirsanaa caasimadda Garoowe ayaa caawa go’aamo ka soo saaray xaaladda cakiran ee Puntland iyo khilaafka arrimaha doorashooyinka…

Go’aanka Odayaasha oo ka kooban 11 qodob ayaa lagu sheegay in dowladda looga baahan yahay inay doorashada ku qabato waqtigeeda 8da Janaayo, isla markaana Xildhibaanada Baarlamaanku ku yimaadaan sidii hore ee odayaasha dhaqanku soo xuli jireen 66da Xubnood.

Odayaaaha dhaqanka oo go’aankooda si weyn loo sugayey ayaa soo jeediyey nidaamka dimuqraadiyadda ee qof iyo cod in looga baahan yahay dowladda iman doonta inay sii wado, inkastoo uu ganafka ku dhuftay Maamulka Dani ee Puntland.

285370cookie-checkDhaqanka Puntland Oo Go’aamiyey In La Qabto Doorashadii 66-da Xildhibaan..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com