Jadwalka doorashada, asteynta kuraasta Baarlamaanka labada Aqal, Degaanada codeynta ka dhaceysa, doorashada Guddoonka labada Aqal iyo Madaxweynaha….
Waxaa lagu wadaa in Doorashadaan 2020/21 way noqon doonto mida ugu qaalisan marka loo fiiriyo doorashadii hore 2016/17, diiwaan gelinta Xildhibaanka u tartamaya Golaha Shacabka waxaa laga rabaa $10,000, halka markii hore ka aheyd $5,000
Musharaxiinta Sentarada Aqalka Sare waxaa laga rabaa inay isku diiwaan geliyaan $20,000, halka markii hore ay ka aheyd $5,000.
Warar Ayaa sheegaya in Doorashada Hir-Shabelle ay ku heshiiyeen Beelaha Mudulood iyo Xawaadle, waxaana Madaxweynaha qaatay Beelaha Mudulood iyo Caasimada




640500cookie-checkJadwalka Doorashada Iyo Qiimaha Diiwaangelinta