Kenya Oo Qabatay Shaqsi Lacagaha U Dhaqaale Shababka

Somalia news

Maxkamada ku taal Dalka Kenya ayaa Eedeysane Lawrence Kirago Mugandy ka hor qirtay inuu ka dhacay Maleeshiyaadka Kooxda Shabaabka lacag dhan 20-Million oo Shilinka Kenya una dhiganta 181-Kun oo US$ xili uu kusugnaa Somalia….

Eedeysanaha oo madax ka ah shirkad farsameysa Dukumentiyada iyo lacagaha been abuurka, sida ay qoreen warbaahinta Kenya waxay Eedeysanaha Saraakiisha Amaanka qabteen 12 kii Janaayo, isagoo lagu soo eedeyay dhaqida lacagaha, dembiyo abuur iyo qaar kale.

Ninkaan ayaa ayaa sheegay in tan iyo 2018-kii uu joogay Somalia lacagahaasna ay xiligaasoo uu sheegay inuu dhowr jeer lacago u dhiibeen kooxda Shababka si loo dhaqo, ilaa hadda lama yaaaano Qaabka uu ula shaqeyasn jiray, iyo inuu lacagaha gelin jiray beeraha Qaadka bacdamaa uu ka soo jeedo Degmada Meru oo ah Degaanada laga keeno Qaadka.

87820cookie-checkKenya Oo Qabatay Shaqsi Lacagaha U Dhaqaale Shababka