Guddigii Wasiirka 1-aad Ee Dowladda xil gaarsiinta Mr.Rooble u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka ayaa soo bandhigay magacyada xubnaha ay cabashada ka muujiyeen dhinacyada siyaasadeed iyo noocyada cabashada laga muujiyay…
Afhayeenka guddiga Ra’iisul Wasaaruhu u magacaabay hubinta xubnaha cabashada laga qabo, ahna Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa sheegay in soo gaareen 67 xubnood.
hoose ka fiiri lifaaqa:-


1222200cookie-checkLiiska Guddiyada Doorashada Ee Cabashada Laga Keenay