Isbaheysi Dhan ka ah Lafta gareen Oo Magaalada Mogadishu looga Dhawaaqay

Somalia news

Faahfaahin ayaa laga helayaa Isbaheysi Siyaasadeed oo loogu magac daray Golaha Samata bixinta Konfur Galbeed ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho, waxaa ku mideysan Madax hore, Xildhibaano hore, Siyaasiyiin iyo Dhalinyaro…

Golahan ayaa si weyn uga soo horjeeda Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo uu muran ka taagan yahay waqtiga muddo xileedkiisa ku egyahay, waxaana lagu wadaa in todobaadyada iyo bilaha soo socda uu khilaafka haatan u dhaxeeya Siyaasiyiinta iyo Kooxda Laftan gareen uu gaari doono halkii ugu sareeyay.

203170cookie-checkIsbaheysi Dhan ka ah Lafta gareen Oo Magaalada Mogadishu looga Dhawaaqay
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com