Ma dhabaa In Xalane Lagu Qabanaayo Kulankii Lagu Dhameystiraayay Khilaafka Doorashada

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa u sheegay Warsidaha Diinah.com news in la filaayo imaatinka Madaxweynayaasha Puntland Mr.Saciid Dani iyo Jubbaland Sheekh Axmed la filaayo iney soo gaaraan Magaalada Mogadishu Maalinta Axada ah ee soo socota..

Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale Madaxweyneyaasha koonfur Galbeed iyo Galmudug, ayaa la filayaa iney Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtaan maalmaha soo socoda waxeyna Xiligaan ku sugan yihiin Magaalada Istanbul ee Turkiga.

Shirka ayaa waxaa lagu qabanayaa Teendhada Xalane, waxaana diyaarinaya Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobey, Iyadoo Villa Somalia aysan wax saamayn ah ku laheyn diyaarinta Shirkaasi.

99130cookie-checkMa dhabaa In Xalane Lagu Qabanaayo Kulankii Lagu Dhameystiraayay Khilaafka Doorashada