Maamulka Hir-Shabelle Oo Lagu Eedeeyay Tacadiyo

Somalia news

Qoraal cabasho oo ka dhan ah maamulka HirShabeelle ayaa lala wadaagay xubnaha beesha caalamka waxaana lagu eedeeyay Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Yuusuf Dabageed inuu ku kacay xadgudubyo iyo tacadiyo ka dhan ah Haweenka Gobolka….

Warqadaan ayaa lagu sheegay in “Diinta islaamka iyo dhaqanka Suuban Ee Soomaalida uu mamnuucayo xadgudubyada dumarka, hase yeeshee HirShabeelle waxaa ka socda tacadiyo waa weyn oo ka dhan ah haweenka iyo guud ahaan dhalinyarada rag iyo dumarba.

Xalay waxaa xabsi ku yaalo Beladweyne ku hoyday 3 dumar ah iyo 3 rag, Haweenkaan Xabsiga la dhigay waxaa ka mid gabar leh uur 8 bil ah, halka kuwa kalane ay ahaayeen hooyooyin carruur korsada.

91810cookie-checkMaamulka Hir-Shabelle Oo Lagu Eedeeyay Tacadiyo