Maxaa ka Run ah in Ethiopia ay Dekad Ka Qaadaneyso Dalalka Deriska ah Heshiis ama Xoog…

Uncategorized

Macluumaad fheeraad ah ayaa laga helayaa hadal xanaf leh oo uu Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Mr.Abiy Axmed ku dhawaaqay kuna aadan Dekedaha Dalalka Geeska Africa, inuu dhamaan fursadaha ay ku heli karto deked uu dalkaasi yeesho, sida wada xaajood ku dhisan “bixin iyo qaadashada” iyo xitaa xoog, sida uu qoray…

Kulan uu la yeeshay maalgashadayaasha iyo ganacsatada dalkaasi Khamiistii tagtay, Abiy ayaa sheegay in kharashka ku baxaya dekedaha ay Itoobiya wax kala soo degto iminka uu yahay mid aan la sii wadi karin, islamarkaana ay khasab tahay in waddanku yeesho deked u gaar ah si loo yareeyo ku tiirsanaanta waddamada deriska ah, sida warbixinta loo dhigay.

The Prime Minister said that the government has already started negotiations with Eritrea, Djibouti, and Somaliland to secure port access. In the case of Eritrea, the government has proposed to give 30% of Ethiopian Airlines to the Eritrean government in exchange for port access.

Mr.Abiy ayaa sheegay in ay hore u bilowday wadahadallo ay la yeelanayso Dalalka Eritrea, Djibouti, iyo Maamulka Somaliland si loo helo marin dekedeed oo ay maslgashato isla markaasna ay Saldhiig Ciidamo Badeed ku yeeshaan, talaabadaan ay u muuqata mid Dhul balaarsi ku fadhida.

268260cookie-checkMaxaa ka Run ah in Ethiopia ay Dekad Ka Qaadaneyso Dalalka Deriska ah Heshiis ama Xoog…