Maxaa Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Dowlad Goboleedyada

Somalia news

Kulan ay maanta ku yeesheen Madaxda Dowlad Goboleedyada Hoteel ku yaal gudaha Xarunta Xalane ayaa looga dooday Qodobo xasaasi ah oo ku Aadan sidii Khilaafka Doorashada Looga heshiin lahaa, isla markaasna loo qaban lahaa Doorasho dadban oo wadar oggol ah, inkastoo Farmaajo uusan diyaar u aheyn inuu qeyb ka noqdo….

Wararka Ayaa sheegay in Kulanka Looga hadlay qodobada hoose ku xusan:-

  1. Agendaha shirka soo socda
  2. In Dowlad Goboleedyadu arrimaha masiiriga ka midoobaan
  3. Doorasho in Dalku aado lagu heshiiyey nidaamkeeda
  4. Doorashadaas oo ka madaxbanaan Villa Somalia
  5. PM kmg ah inuu Doorashada wax ka hogaamiyo dhinaca Dowladda
  6. Golaha Madaxweynayasha DG in ay si joogto ah u kulmaan.
105500cookie-checkMaxaa Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Dowlad Goboleedyada