Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdishu

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay meel aan ka fogeyn barta-Control ee laga ilaaliyoMadaxtooyada oo u dhaw taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho…

Qaraxa ayaa Ka Dhacay Agagaarka Kaalin shidaal oo lagu magacaabo Haas, Aadan ugu dhow Taalada Sayidka, qaar a oo ahaa mid lagu soo qariyey jawaan wadada dhinaceeda la dhigay, waxaana fakaday qofkii goobta dhigay., sida ay sheegeen dad goobta ka dhowaa.

Inta la xaqiijiyey laba qof ayey dhaawacyo ka soo gaareen qaraxa, mana jirto cid ku geeriyootay, sida uu noo xaqiijiyey qof goobjooge ah.

58980cookie-checkQarax Ka Dhacay Magaalada Muqdishu