Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdishu

Somalia news

Macluumaad hordhaca ah ayaa laga helayaa Qarax Ka dhacay Dugsi sare Banaadir ama aagga Isbitaalka Deefa oo ku dhow Madaxtooyaddii hore ee Dowladdii Carte, waxaana qaraxaasi lagula eegtay Ciidamo Dowladda Federaalka oo watay gaari Cabdi bile ah…..

Wararka Ayaa sheegay inuu ka dhashay Qaraxaasi khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac #LASoco wixii ku soo kordha.

78430cookie-checkQarax Ka Dhacay Magaalada Muqdishu