Saciid Dani Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Boosaaso

Somalia news

Wararka hordhaca ah ee naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mr.Saciid Deni, ayaa la filayaa inuu 27-ka Bishaan, uu gaaro Bosaso, si uu ula kulmo Odayaasha Dhaqanka..

Xogo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Mr.Saciid Deni oggolaaday inuu la fashiisto Odayaasha Dhanka, isla markaasna si Nabad ah lagu xaliyo Khilaafka ka dhashay Xil ka qaadista Madaxa PSF, iyadoo la sheegay in dhowr Oo turxaan bixin u baahan ay ku jiraan Qodobada ay soo saareen Odayaasha Gobolka Bari.

Qodobada,waxaa ka mid ah…

-In dib loogu laabto Go’aanka Odayaasha ee la xiriira DP World.

-In Qoondada Dhaqaalaha Oo ay soo jeediyeen Odayaasha Bosaso Barlamanka la horgeeyo.

-In Agaasimaha PSF dib looga tashado Magaxaabista Madaxa PSF kadibna Baarlamaanka laga ansixiyo.

164130cookie-checkSaciid Dani Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Boosaaso