Hey’adda Duulista Oo Soo Saartay Qoraal la Xiriira Dadka Socotada ah ee Howlaha Dhoofka..

Somalia news

Kadib markii ay soo baxeen dhibaatooyin la xiriira Dadka socotada ah ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mogadishu muddo Saacado ah lagu xayiro, ayaa waxaa Hey’adda Duulista soo saartay Wareegto ku socota Maamulka Diyaaradaha ka shaqeeya Dalka, lana xiriirta Howlaha Dhoofka…

Qoraalka oo ka kooban 4-Qodob ayaa lagu farayaa Madaxda Shirkadaha inay ilaaliyaan xuquuqda Shacbiga Soomaaliyeed ee safraya, kana baxaya garoonka Aadan Cadde, Qodobada la faray inay fuliyaan shirkadaha diyaaradaha ee dalka ka shaqeeya ayaa kala ah:-

290300cookie-checkHey’adda Duulista Oo Soo Saartay Qoraal la Xiriira Dadka Socotada ah ee Howlaha Dhoofka..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com