Shababka Oo 2-Maamul U Dhisay Gobolo

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa garabka Maamulka Gobolada iyo Siyaasada ee Maleeshiyaadka Kooxda argagixisada Shababka ayaa soo saaray amaro ay ku kala qeybiyeen Maamulka Gobolada Bay Iyo Bakool, waxeyna u magacaabeen laba Gudoomiye (Waali)…

Isbitaalkaan cusub ee Kooxda Shababka ku sameeyeen maamuladoodii Gobolada Bay Iyo Bakool, iyadoo Laba Waali loo kala magacaabay kuwaasoo kala ah:-

-Horjooge Cusmaan Abuu C/Maan Waaliga Gobolka Bay.

-Horjooge Xamza Abuu Jacfar Waaliga Gobolka Bakool

Iyadoo la sheegay in xilkii laga qaaday Waaligii Gobolada Bay Iyo Bakool Horjooge Cabdullaahi Macallin Geedow oo muddo 8-sano ah soo maamulaayay labada Gobol, wuxuuna kala wareegay Horjoogaha Guud Ee Kooxda Axmed Cumar Abuu Cabdiraxman.

143190cookie-checkShababka Oo 2-Maamul U Dhisay Gobolo