Shirweynaha Beelaha Hawiye Oo Baaq Qoraal Ah Soo Saaray

Somalia news

Shirweynaha wadatashiga Beelaha Hawiye ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galeen Odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amniga, Khilaafka Siyaasada iyo Guddiyada Doorashada ee lagu muransan yahay iyo kuwo kale….

Hoos ka daawo Go’aanada ay soo saareen Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye:-

https://www.facebook.com/100049745625618/posts/215826260085560/?

84710cookie-checkShirweynaha Beelaha Hawiye Oo Baaq Qoraal Ah Soo Saaray