Taageerayaasha Farmaajo Fashilmay Oo Ku Faanay Tirada Xildhibaanada Ay Heystaan

Somalia news

Taageerayaasha Farmaajo waxay ku faanayaan in ay 98 cod keeneen markii ay dhisayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka. Murashaxa wuxuu ahaa D&M, waxaa isugu tegey Laftagareen, Qoorqoor, Farmaajo, iyo kutlada NISA…

Waxaa xusuus mudan in Doorashadii 2016/17 uu Shariif Xasan oo kaligii dhisaya Crashiid Xidig oo ka soo jeeda beesha Daarood, kana soo horjeedeen, Xasan Sheekh, Axmad Madoobe, Gaas, C/kariin Guuleed uu keenay 97 cod.

Haddaba, ma la oran karaa codka saxda ah ee uu Farmaajo heli karo waa kan uu helay Musharaxii Guddoomiye kuxigeenka koowaad oo ahaa 59 cod..?

186890cookie-checkTaageerayaasha Farmaajo Fashilmay Oo Ku Faanay Tirada Xildhibaanada Ay Heystaan