Tirada Bukaanada Covid-19 Ee Degmooyinka Laga Helay

Health

Warbixino ay Soo Saartay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu sheegay tirada Bukaanada uu soo ritst Cudurka COVID-19 oo xiligaan dunida oo dhan ay dagaal kula jirto ayaa Degmooyinka Gobolada Dalka waxaa laga helay Bukaano badan…

Dalka Somalia ayaa guud ahaan laga helay 750 Bukaano waxaana u geeriyooday 34, iyadoo la sheegay in 44 Qof ay ka dhaceen, Waxaa weli cudurku uu hayaa 647-qof, sida lagu qoray Warbixinada Boggs Caafimaadka ee Worldometres.info.

Waxaan halkan hoose idinkugu soo gudbinaynaa shax ay sameysay Wasaarada Caafimaadka oo oo ku saabsan degmooyinka dalka ee laga helay cudurka iyo tirada dadka laga diiwaan geliyey degmo walba.

Shaxdaan oo la soo gaarsiyay Diinah.Com ayaa waxaa la wadaagay howlwadeen ka tirsan Wasaarada caafimaadka Somalia, waxaana tirada ku xusan la diiwaan geliyey intii u dhexeysay 11 Maarso illaa 28kii bishii ina dhaaftay ee Apriil.

31620cookie-checkTirada Bukaanada Covid-19 Ee Degmooyinka Laga Helay