Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal wadooyinka ugu mihiimsan magaalada Mogadishu ayaa lagu kordhiyay dhagxaan cusub xalay xili dambe, sababo lagu micneeyay cabsi amni cusub oo ku soo korortay magaalada…
Dhagaxaantaan ayaa lagu jarayaa dhammaan isgooysyada ugu muhiimsan ee Muqdisho gaar ahaan waddada Wadnaha, kasoo bilaaw Isgooyska Shaleemo Nasri ilaa Sanco, dhaqdhaqaaqaan cusub ayaa lagu fasiray cabsi Amni, halka warar kale ay sheegeen in Farmaajo ay soo food saartay Cabsi kadib dilkii Marxuumad Ex Xildhibaanad Aamina.
Haddaba, Xal aan dhaxaan ahayn ma weyeen laamaha amaanka ee dowladda oo lagu sugi karo amniga Muqdisho, Xilli la ogaa in Farmaajo 5 sano kahor uu ku ololeynayay in dhagaxaantu aysan amni keyneen? halka Qofkii cod iyo tartan lagu reebi waayo, Qarax ayaa la isaga reebayaa miyaa? Aragtidaada.