Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Teendhada Afisioni

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Warar sheegaya in Farmaajo uu oggolaaday in Shirka uu noqdo mid loo dhan yahay oo ay ka soo wada qeyb galaan dhamaan Saamileyda Siyaasada iyo qeybo ka Socda Bulshada Rayidka…

Xogtaan ayaa intaasi raacisay inuu sidoo kale oggolaaday in awooda Dhanka Ciidamada, Amaanka iyo Magacaabista Hey’adda Dowladda iyo Dalacsiinta uu ku wareejiyo Rooble, islamarkaana Wakiilada Beesha Caalamka ay ka soo qeyb galaan shirka Guud.

Waxaana lagu wadas in Maalinta sabtida si wadajir ah loo saxiixi doona heshiiska maalin ka hor marka Farmaajo awoodiisa ku wareejiyo Rooble (Lahelow).

108750cookie-checkWararkii Ugu Dambeeyay Shirka Teendhada Afisioni