Wasiir Shaqada Si KMG Ah Looga Joojiyay

Somalia news

Wararka naga soo gaarraya Magaalada Kismayo ayaa sheegaya in qoraal uu soo saaray Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud sayid Aadan ayuu shaqadii kaga joojiyay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee Jubbaland Maxamed Xasan Maxamed…..

Waxaa lagu eedeeyay ku takrifal Maaliyadeed oo aan waafaqsanayn nidaamka Maaliyadda Jubbaland.

Wareegto kasoo baxday Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa lagu sheegay, in baaritaan lagu samaynayo eedaha loo haysto Wasiirka, inta baaritaanku socdana laga joojiyey shaqada.

56220cookie-checkWasiir Shaqada Si KMG Ah Looga Joojiyay