Xafiiska Xeer Ilaalinta Oo Xirtay Kiiskii Janan

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa in Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ay soo xireen gal dacwadeedkii loo heystay Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (C/rashiid Janan) oo loo heystay dambiyo ka dhan ah Bani’aadanimada, kaasoo horay Xeer Ilaalinta ugu soo oogtay….

Qoraal ka soo baxay Xafiiskaasi ayaa lagu sheegay in dacwadaasi la Xiray, ilaa hadda lama yaqaano sidii Xafiisyada Interpol iyo Heyadaha xuquuqda Aadanaha ka yeeli doonaan bacdamaa Eedo Culus loo heysto eedeysanaha.

108270cookie-checkXafiiska Xeer Ilaalinta Oo Xirtay Kiiskii Janan