War ka soo baxay kulan magaalada Muqdisho ay ku lahaayeen midoga musharixiinta doorashada Soomaaliya ayaa uga digay dowladda Soomaaliya in ay olole siyaasadeed u isticmaasho sida ay hadalka u dhiggeen xiriirka dowladdaha dariska….
Qoraalka ka soo baxay musharixiinta ayaa lagu sheegay in dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo olole siyaasadee u isticmaaleyso hoos u dhigista xiriirka Kenya, kaddib markii ay dhawaan dalka ka eriday safiirkii Kenya u joogay Soomaaliya.

760600cookie-checkXisbiyada Mucaaradka Oo Ka Digay Xiisadaha Kenya-Somalia