Kadib Qoraalkiii Wakiilada UN-ka soo saaray ayaa waxaa lagu xoojiyay Tweeter-kii Danjiraha USA Ee Somalia Mr.Yamamoto kaasoo mar kale xaalada kululeyd Ee ka dhalatay Khilaafka Doorashada ku shubtay biyo qabow. Wuxuuna sheegay “heshiis hala helo oo macnaheedu tahay miiska wada hadalka hala isugu yimaado”…
Wuxuuna ka codsaday Dhinacyadaan iney isugu yimaadaan Kulan lagu dhameynaayo Khilaafka jira.
932500cookie-checkWakiilada Beesha Caalamka Oo Ku Baaqay In La Wada Hadlo