NISA Oo Afduubatay Wariyayaal iyo Howlwadeeno

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ayaa laga helayaa koox Hubeysan oo ka tirsan Xoogaga Nabadsgıdda (NISA) ayaa weerar Hubeysan ku galay Tv-ga SomCable Ee Magaalada Mogadishu….

Xogtaan ayaa Diinah.com news u xaqiijiyay in kooxdaan nabadsugid ah ay xoog ku galeen dhismaha Xarunta Telefishinka Somali Cable oo ku yaala nawaaxiga Madaxtooyada, iyagoo Wariyayaasha iyo Howlwadeenada TV-ga qaarkood u geystay jirdil.

Wararka ayaa sheegay in Laba kamid ah Wariyayaasha iyo Howlwadeenada ay kaxeysteen, sababta loo weeraray xarunta Tvga lama yaqaano, waxaana amarka bixiyay Adeege Fahad Yasin.

93350cookie-checkNISA Oo Afduubatay Wariyayaal iyo Howlwadeeno