Eedeysane Abshir Gaarane oo sanadkii 2020 usoo bandhigtay Hay’adda NISA isagoo qiranaya inuu ka tirsan yahay Argagixisada Shababka ayaa shalay magaalada Muqdisho loogu doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Beesha Talxe ee Mareexaan…
Shacbiga Soomaaliyeed ayaa aad uga welwel San isku milanka Kooxda argagixisada shabaab iyo Hogaanka NISA, iyadoo ay marqaati ma doonto u tahay in Shaqsigaan Oo xabsi lagu ogaa uu shalay ka muuqday xaflad loogu caleemo saaray inuu tahay Gudoomiye kuxigeenka Ururka Dhalinyarada Jufada Talxo Ee Mareexaan.
1544200cookie-checkEedeysane Dembiyo Argagixiso Loo Heystay Oo La Doortay