Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo horey fadhiga Baarlamaanka ka akhrisay qoraal ay ku dalbaneyso in Wax laga bedelo Qodob qorayaa “In Muwaadinka qabanaaya Xilka Madaxweynaha inuu Somali/ Muslim yahay, waxeyna soo jeedisay in Muslimnimada laga saaro”…
Xildhibaanad Maryan Maxamed Harun ayaa raalin gelin ka bixisay, waxeyna sheegtay iney ka towbad keentay, xili ay hadal ka jeedisay Hindise sharciyeedka Xeerka Jinsiga.
619400cookie-checkXildhibaanad Cafis Weydiisatay