Is-Rasaaseyn Khasaare ka Dhashay Oo Ka Dhacday Xeebta Degmada Boosaaso

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga soo sheegayaa is-rasaaseyn shalay dhex martay Ciidamada Boliiska Boosaaso iyo kuwa PS-ta, iyadoo inta la xaqiijiyay labo Askari oo ka tirsan Booliska ay ku geeriyoodeen tiro kale oo dhaswacyo ay ka soo gaareen Dadka Rayidka ah….

Is-Rasaaseyntani ayaa la sheegay inuu dhacay xilli saxmad badan ay ka jirtay xeebta oo jimcaha ay soo aadan dadka magaalada ku nool, Shaqaaqadaan sidoo kale dhaawac soo gaaray Askari PSF ah iyo 6- qof oo shacab ah.

Lama yaqaano sababta rasmiga ah ee keentay isku dhaca Ciidamada goobta ku dagaalamay, iyadooo la sheegay in xeebta ay ayaa aad ugu dhow Xarunta Ciidamada PSF.

194190cookie-checkIs-Rasaaseyn Khasaare ka Dhashay Oo Ka Dhacday Xeebta Degmada Boosaaso