Guddiga Doorashada labada Aqal ayaa soo saaray Jadwalka Doorashada Gudoonada Labada Aqal, iyadoo Doorashada Gudoomiyaha Aqalka Sare & Kuxigeenadiisa la qaban doono 26-ka Bishaan, Halka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Kuxigeenadiisa la qaban doono 27-ka Bishaan…
Sida ku cad qoraalada waxaa araajida la qaban doonaa 19-ka, 20-ka & 21-ka oo ka eeg labada Qoraal:-



1833200cookie-checkAkhriso Jadwalka Doorashada 2-Aqal & Xiliyada la Qabanaayo