Qoraal ka soo baxay Xafiiska Midowga Afrika Qeybta Somalia oo ay hoos tagaan Ciidamada Amisom, ayaa lagu amray Ciidamada Amisom ineysan qeyb ka noqon Khilaafka iyo Dagaalka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday iyo Midowga Musharixiinta…
Qoraalka ayaa Saraakiisha Ciidamada Amisom looga digay ka qeyb noqdaan Xiisadaha colaadeed Ee dhinacyada kor ku xusan u dhaxeeya, sidoo kale waxaa lagu amray ineysan wax Xabad ah u adeegsan Dadka rayidka ah ee ku nool Magaalada Mogadishu.


961700cookie-checkAU-da Oo Amaro Ku Soo Rogtay Ciidamada Amisom